HomeWararCiidamada dowladda oo Howlgal ka sameeyay degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose

Ciidamada dowladda oo Howlgal ka sameeyay degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Kadib markii shalay Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada milatariga Somalia ay ku leeyihiin degmada Awdheegle ee gobolka Shabellaha hoose ayaa waxa xalay halkaas ciidamadu ay ka sameeyeen howlgal balaaran. Ciidamada ayaa gelinkii dambe ee shalay markii uu soo geba-geboobay weerarkii qaraxyada ku bilowday iyo midkii tooska aha waxa ay ku amreen dadka deegaanka […]

- Advertisement -

Kadib markii shalay Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada milatariga Somalia ay ku leeyihiin degmada Awdheegle ee gobolka Shabellaha hoose ayaa waxa xalay halkaas ciidamadu ay ka sameeyeen howlgal balaaran.

Ciidamada ayaa gelinkii dambe ee shalay markii uu soo geba-geboobay weerarkii qaraxyada ku bilowday iyo midkii tooska aha waxa ay ku amreen dadka deegaanka in ay ku nagaadaan guryahooda oo bandow tahay magaalada.

- Advertisement -

Dadka deegaanka oo la hadlay idacada dalsan ayaa u sheegay dhowr qof oo u badan dhalinyaro in lagu qabtay howlgalkaas ay sameeyeen ciidamada dowladda eek u sugan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose.

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab ayaa shalay weerar ku bilowday qaraxyo waxa ay ku qaadeen Awdheegle iyada uu daba socday weerar toos ah,taliyaha ciidanka lugta ee Somalia Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in ay ka taqaluseen dhamaan Shabaabkii soo weeraray saldhigga kuwa kalana ay nolosha ku hayaan.

Dhinaca kalana waxa dhankooda ay sheegeen Al-shabaab in tobaneeyo ka tirsan ciidamada dowladda ay ku dileen weerarkaas qaraxyada ku bilowday,dhanka kalana waxaa saakay degan xaladda degmada Awdheegle.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories