HomeWararWararkii ugu dambeeyay Shirka dib u heshiisiinta Galmudug iyo Ergooyin gaaray Dhuusa...

Wararkii ugu dambeeyay Shirka dib u heshiisiinta Galmudug iyo Ergooyin gaaray Dhuusa Mareeb

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ayaa lagu wadaa in 17-ka bishaan uu ka furmayo magaalada Dhuusa-mareeb waxaana kusii qul-qulaya ergooyin kala duwan oo lagu casuumay. Labadii maalin ee la soo dhaafay waxaa magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta baarlamaanka Galmudug gaaray qaar ka mid ah ergadii lagu casuumay shirka oo ka kooban Odayaal dhaqan xubno ka tirsan […]

- Advertisement -

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ayaa lagu wadaa in 17-ka bishaan uu ka furmayo magaalada Dhuusa-mareeb waxaana kusii qul-qulaya ergooyin kala duwan oo lagu casuumay.

Labadii maalin ee la soo dhaafay waxaa magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta baarlamaanka Galmudug gaaray qaar ka mid ah ergadii lagu casuumay shirka oo ka kooban Odayaal dhaqan xubno ka tirsan dowladda iyo masuuliyiin ka socda maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Amaanka magaalada Dhusa-mareeb ayaa aad loo adkeeyay waxaana ciidamada la faray in ay xaqiijiyaan amniga magaalada iyo kan ergada kala duwan ee shirka dib u heshiisiinta ee Galmudug.

Shalay ayay aheyd markii madaxda xukuumadda Galmudug uu kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka loo xil saaray amaanka Dhuusa-mareeb isla markaana uu kala hadlay xaqiijinta amniga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories