HomeWararSawirro:- Xildhibaano ka tirsan labada Aqal oo gaaray Kismaayo

Sawirro:- Xildhibaano ka tirsan labada Aqal oo gaaray Kismaayo

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland si ay ula socdaan howlaha doorashooyinka Jubbaland. Xildhibaanadan ayaa sheegay inay halkan u yimaadeen la socodka Shaqada doorashada Jubbaland iyagoo ka digay in faro galin lagu sameeyo howlaha socda waxaa ay u mahad celiyeen Gudiga […]

- Advertisement -

Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ayaa maanta soo gaadhay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland si ay ula socdaan howlaha doorashooyinka Jubbaland.

Xildhibaanadan ayaa sheegay inay halkan u yimaadeen la socodka Shaqada doorashada Jubbaland iyagoo ka digay in faro galin lagu sameeyo howlaha socda waxaa ay u mahad celiyeen Gudiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka shaqada adag ee ay hayaan.

- Advertisement -

Marka laga soo tago socdaalka xildhibaanadaan dowladda fedraalka ayaa u muuqata in aysan la dhacsanehn sida ay u socdaan sidaas oo kalana beesha caalamka ayaan iyana ka hadal xildhibaanada la dhaariyah iyo jadwalka doorashada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories