HomeWararMuwaadin Somali-Swedish ah iyo rag kale oo lagu xukumay dalka Sweden

Muwaadin Somali-Swedish ah iyo rag kale oo lagu xukumay dalka Sweden

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Maxkamad ku taalla magaalladda Borlänge ee dalka Sweden waxaa la soo taagay 3 nin oo Shisheye ah ,kuwaasi oo dhamaantooda lagu soo oogay falal la xiriira Kufsi lagula kacay gabar 14-jir oo u dhalatay dalkaasi. Eedeysanayaasha oo kala ahaa Nin Somali haysta dhalashadda Swedishka iyo 2 nin oo u dhashay dalka Lithwaaniya ayaa la sheegay inay gabadhaasi yar kufsadeen, […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taalla magaalladda Borlänge ee dalka Sweden waxaa la soo taagay 3 nin oo Shisheye ah ,kuwaasi oo dhamaantooda lagu soo oogay falal la xiriira Kufsi lagula kacay gabar 14-jir oo u dhalatay dalkaasi.

Eedeysanayaasha oo kala ahaa Nin Somali haysta dhalashadda Swedishka iyo 2 nin oo u dhashay dalka Lithwaaniya ayaa la sheegay inay gabadhaasi yar kufsadeen, markii ay isku barteen Aaladda Baraha Bulshadda ee Snapchat.

- Advertisement -

Ninka Somali-Swedish-ka oo lagu magacaabo Abuukar Axmed Maxamed oo 19-jir ah waxa uu qirtay inuu ragga kale u fududeeyey inay kufsadaan Gabadha da’da yar, Tahriibinta dadka, iyo in lagu soo oogay dacwad la xiriirta Ganaacsiga Daroogadda,sida ay Warbaahinta dalkaasi qoreen.

Xeer-beegtida Maxkamadda magaalladda Borlänge waxay Eedeysanaha Somali-Swedish-ka ku xukuntay Xabsi 4-sanno iyo Ganaax Lacageed oo dhan 107,000 ee Lacagta Swedish-ka eeKrona, taasi oo u dhiganta 17,777 Dollarka Maraykanka.

Dhinaca kale, Labada Eedeysane ee ka soo jeeda dalka Lithwaaniya waxaa iyagana lagu xukumay Xabsi dhowr sanno, iyo msarka ay dhamaystaan Xabsigooda dib loogu celiyo dalkodoa hooyo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories