HomeWararDhageyso:-Wefdigii DFS oo faah faahin ka bixiyay kulankii ay la qaateen Madaxweynaha...

Dhageyso:-Wefdigii DFS oo faah faahin ka bixiyay kulankii ay la qaateen Madaxweynaha Somaliland

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia Axmed Ciise Cawod ayaa faahfahin dheeraad ah ka bixiyay kulankii dalka Sucuudiga ku dhex maray Madaxweynaha Somaliland iyo wefdi ka socday dowladda Somaliya. Wasiirka ayaa tlmaamay in wefdigooda iyo wefdiga kale ee uu hogaaminayay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi in ay wada degnyihiin hal qasri isla markaana dhamaantood ay u yimaadeen […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia Axmed Ciise Cawod ayaa faahfahin dheeraad ah ka bixiyay kulankii dalka Sucuudiga ku dhex maray Madaxweynaha Somaliland iyo wefdi ka socday dowladda Somaliya.

Wasiirka ayaa tlmaamay in wefdigooda iyo wefdiga kale ee uu hogaaminayay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi in ay wada degnyihiin hal qasri isla markaana dhamaantood ay u yimaadeen Sucuudiga gudashada acmaasha Xajka.

- Advertisement -

Axmed Ciise Cawod Wasiirka arrimaha dibadda Somaliya ayaa wax laga weydiiyay guuxa siyaasadeed ee uu dhalaiyay kulankaas iyo sida markiiba bulshadu fasiraado kala duwan uga bixisay.

Isaga oo ka hadlayay arrintaas ayuu yiri madaxweynaha iyo wefdiga dowladdu waxa aan ku kulanay masaajid ku yaalla Makah halkaas oo aan isku marxabaynay naguna soo dhaweeyay madaxweynaha sidaas oo kalana dhowr mar ayaan ku ulanay deegaanada kala duwan ee lagu gudanayo acmaasha Xajka hase’ahaate waxa uu cadeeyay in kulankaas uusan la xiriirin wax Siyaasad ah.

Ugu dambayntii waxa uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Somalia Axmed Ciise Cawod in ay u muujiyeen madaxweynaha walaaltinimo iyo in ay yihiin dad Soomaaliyeed oo isku faraxsan.

- Advertisement -

Halkaa Ka Dhageyso Codka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories