HomeWararDhageyso:- Aadan Barre Ducaale “Maalintii waxaan ahay Kenyaan Habeenkiina Soomaali”

Dhageyso:- Aadan Barre Ducaale “Maalintii waxaan ahay Kenyaan Habeenkiina Soomaali”

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa si  adag uga hadlay khilaafka dhinaca Xuduud badeedka ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya waqtiga dheerna soo jiitamayay. Aadan Barre Ducaale ayaa tilmaamay in wanaag badan uu ka dhaxeeyo Somaliya iyo Kenya waxaana uu sheegay in uu ka xunyahay in khilaafkaan uu meesha ka saaro derisnimada iyo […]

- Advertisement -

Hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa si  adag uga hadlay khilaafka dhinaca Xuduud badeedka ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya waqtiga dheerna soo jiitamayay.

Aadan Barre Ducaale ayaa tilmaamay in wanaag badan uu ka dhaxeeyo Somaliya iyo Kenya waxaana uu sheegay in uu ka xunyahay in khilaafkaan uu meesha ka saaro derisnimada iyo wanaagii tan iyo xornimadii ka dhaxeeyay labada dowadood.

- Advertisement -

Dhinaca kale waxa uu sheegay in dadka Soomaaliyeed inta ay ku heystaan Kenya in aysan ku heysan dalalka kale ee caalamka sida Ganacsiga iyo nolosha kale gaar ahaana kuwa Africa ee deriska la ah Somali.

Waxa uu yiri Wasiirada Somalia Caruurtooda ayaa halkaan degan Madaxweynayaashii Somaliya soo maray iyo kuwa haatan Xaasaskooda ayaa halkaan degan intaas oo sano ayaana heynay Somali Xaqooti ah oo marti ay noo ahaayeen.

Hogaamiyaha Aqalabiyadda Kenya oo wax laga weydiiyay mowqifkiisa ku aaddan arrinka badda ayaa sheegay in Habeenkii uu yahay nin Keenyaati ah Habeenkiina Soomaali.

- Advertisement -

Halkaan Ka Dhageyso Codka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories