HomeWararDEG DEG:- Qarax goor dhow ka dhacay degmada Awdheegle iyo rasaas la...

DEG DEG:- Qarax goor dhow ka dhacay degmada Awdheegle iyo rasaas la maqlayo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka Idaacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in gor dhow halkaas uu ka dhacay gar loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Qaraxaan ayaa lagu weeraray saldhig ciidamada dowladdu ay ku leeyihiin gudaha degmada Awdheegle oo maalmo ka hor laga saaray Alshabaab waxaana […]

- Advertisement -

Wararka Idaacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in gor dhow halkaas uu ka dhacay gar loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

Qaraxaan ayaa lagu weeraray saldhig ciidamada dowladdu ay ku leeyihiin gudaha degmada Awdheegle oo maalmo ka hor laga saaray Alshabaab waxaana dadka deegaanku ay sheegeen in ay maqleen jug culus.

- Advertisement -

Dad goob joogayaal ah ayaa dalsan u xaqiijiyay in ay socoto rasaas aan kala go’laheyn oo ka dhaceysa saldhig ciidamada dowladda oo ku yaalla gudaha degmada Awdheegle eegobolka Sh/hoose.

 

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories