HomeWararUhuru Kenyatta oo taageero u raadinaya Muranka Xuduud-baddeedka Somalia iyo Xubinimadda Golaha...

Uhuru Kenyatta oo taageero u raadinaya Muranka Xuduud-baddeedka Somalia iyo Xubinimadda Golaha Ammaanka ee QM

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu maalmahan socdaal ku marayey dalalka ku yaalla Kareebiyanka, si uu taageero Diplomaasiyadeed ugu helay Hanka Kenya ee ku aadan inay Kursi ka helaan Golaha Ammaanka ee QM. Dowladda Jabuuti ayaana kula tartamayso Kursiga Qaaradda Afrika ee Golaha Ammaanka ee QM, waxayna Jabuuti ku gacan-sayrtay inay Kenya u tanaasulaan, waxayna […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta waxa uu maalmahan socdaal ku marayey dalalka ku yaalla Kareebiyanka, si uu taageero Diplomaasiyadeed ugu helay Hanka Kenya ee ku aadan inay Kursi ka helaan Golaha Ammaanka ee QM.

Dowladda Jabuuti ayaana kula tartamayso Kursiga Qaaradda Afrika ee Golaha Ammaanka ee QM, waxayna Jabuuti ku gacan-sayrtay inay Kenya u tanaasulaan, waxayna Doorashadda Kama Dambaysta ee Kursiga Golaha Amamanka ee QM la qaban doonaa bishan August 21-da.

- Advertisement -

Dowladda Kenya waxay doonaysaa inay marka ay ku guuleysato Cod-bixintaas inay Kursigaasi u adeegsadaan inay kaga hor tagaan Kulanka soo soda ee Maxkamadda Caalamiga ee Garsoorka ee ICJ bisha soo socoto ka yeelan doonaan Garnaqsiga Dacwadeed ee Muranka Xuduud-baddeedka u dhexeeya Somalia iyo Kenya.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Kenya waxay culayska saaraysaa Kursiga Golaha Ammaanka ee QM, si ay gabaad uga dhigato Dacwadda ICJ, iyadoo dalkii ku guuleysta uu Golahaasi fariisan doono bisha Janaayo ee sannadka 2021-ka ilaa bisha December ee isla sannadkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories