HomeWararSawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug oo guddoomiyay shir looga hadlayay Amniga Dhuusa-Mareeb

Sawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug oo guddoomiyay shir looga hadlayay Amniga Dhuusa-Mareeb

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxa Xukuumadda maamulka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta magaalada Dhuusa-mareeb waxa uu kula kulmay saraakiisha kala duwan ee ciidamada dowladda fedraalka iyo kuwa maamulka Galmudug. Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlay arrimaha ammaanka iyo sida ciidmadu ay u xaqiijin karaan inta lagu guda jiro shirarka dib u heshiisiinta ee dhawaan la filayo […]

- Advertisement -

Madaxa Xukuumadda maamulka Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa maanta magaalada Dhuusa-mareeb waxa uu kula kulmay saraakiisha kala duwan ee ciidamada dowladda fedraalka iyo kuwa maamulka Galmudug.

Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlay arrimaha ammaanka iyo sida ciidmadu ay u xaqiijin karaan inta lagu guda jiro shirarka dib u heshiisiinta ee dhawaan la filayo in uu ka qabsoomo magaaladaas.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa lagu wareejiyay amniga Dhusa-mareeb waxaana ay ka mid aheyd heshiis ay horay u gaareen ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Xali Heysre iyo madaxa golaha wasiirada Galmudug iyo hogaanka guud ee golaha Ahlu-sunah Wal-jamaaca.

Sheikh Maxamed Shakir Cali Xasan oo ah madaxa xukuumadda ee Galmudug ayaa u sheegay saraakiisha in masuuliyadi ka saarantahay amniga maadaama iyaga lagu wareejiyay taas oo uu sheegay in ay ku gudan karaan wada shaqeyn ay la yeeshaan shacabka magaalada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories