HomeWararMasuuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo Madaxweynaha Somaliland oo ku kulmay Sucuudiga

Masuuliyiin ka tirsan dowladda dhexe iyo Madaxweynaha Somaliland oo ku kulmay Sucuudiga

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda fedraalka Somalia ayaa waxa ay ku kulmeen dalka Sucuudi Carabiya waxaana ay ka midyihiin xujeyda Sanadkaan gudaaya acmaasha Xajka. Wasiirada la kulmay Madaxweynaha Somaliland waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawod Wasiirka maaliyadda C/raxmaan Ducaaleh Beyle Wasiir dowlaha xafiidka Ra’iisul-wasaaraha iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda fedraalka Somalia ayaa waxa ay ku kulmeen dalka Sucuudi Carabiya waxaana ay ka midyihiin xujeyda Sanadkaan gudaaya acmaasha Xajka.

Wasiirada la kulmay Madaxweynaha Somaliland waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawod Wasiirka maaliyadda C/raxmaan Ducaaleh Beyle Wasiir dowlaha xafiidka Ra’iisul-wasaaraha iyo masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Maamulka Somaliland ayaa isku arka dowlada ka madaxbanaan Somalia inteeda kale waxaana jiray kulamo looga hadlayay arrimahaas oo dhowr jeer ka dhacay wadamo ku yaalla caalamka.

Khilaaf kale ayaa soo kala dhex galay labada dhinac kadib markii dalka yare e dhaca galbeedka Africa ee Gini uu dowlad madax banaan u aqoonsaday Somaliland.

Maalmo kadibna dowladda fedraalka Somalia ayaa ku dhawaaqday in ay xiriirka u jartay dalka xiriirka u jartay Gini,go’aankaas oo sii murjiyay xaaladda labada dhinac.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories