HomeWararGuddoomiye KMG ah oo loo doortay baarlamaanka Jubbaland

Guddoomiye KMG ah oo loo doortay baarlamaanka Jubbaland

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Magaalada Kismaayo waxaa maanta lagu dhaariyay xubnaha cusub ee xildhibaanada baarlamaanka labaad ee maamulka Jubbaland oo xalay lagu dhawaaqay. Dhaarinta kadib xubnaha xildhibaanada ayaa Sheekh Cabdi Yuusuf Cali oo ah xildhibaanka ugu da’da weyn xildhibaanada Baarlamaanka 2-aad ee Jubbaland u doortay Gudoomiyaha KMG inta laga soo dooranayo guddoonka cusub ee maamulkaas. Guddoomiyaha KMG ah ee […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo waxaa maanta lagu dhaariyay xubnaha cusub ee xildhibaanada baarlamaanka labaad ee maamulka Jubbaland oo xalay lagu dhawaaqay.

Dhaarinta kadib xubnaha xildhibaanada ayaa Sheekh Cabdi Yuusuf Cali oo ah xildhibaanka ugu da’da weyn xildhibaanada Baarlamaanka 2-aad ee Jubbaland u doortay Gudoomiyaha KMG inta laga soo dooranayo guddoonka cusub ee maamulkaas.

- Advertisement -

Guddoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka Jubbaland ayaa qaabayn doona fadhiyada xildhibaanada ka shaqeynta guddiga doorasgada guddoonka baarlamaanka iyo shaqooyin kale oo muhiim ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories