HomeWararDhageyso:-Musharaxiin ka hor yimid Xildhibaanada ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka Jubbaland

Dhageyso:-Musharaxiin ka hor yimid Xildhibaanada ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka Jubbaland

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Kadib markii xalay guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ay ku dhawaaqeen Liiska xildhibaanada cusub ee barlamaanka oo ka kooban 75 ayaa waxaa isi soo taraya eedaha loo jeedinayo guddiga doorashooyinka. Ibraahim Maxamed Shukuu oo ka mid ah Musharaxiinta Isbedel doonka maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay xildhibaanada ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka iyo sida musharaxiintu ay u […]

- Advertisement -

Kadib markii xalay guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ay ku dhawaaqeen Liiska xildhibaanada cusub ee barlamaanka oo ka kooban 75 ayaa waxaa isi soo taraya eedaha loo jeedinayo guddiga doorashooyinka.

Ibraahim Maxamed Shukuu oo ka mid ah Musharaxiinta Isbedel doonka maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay xildhibaanada ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka iyo sida musharaxiintu ay u arkaan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay Ibraahim Maxamed Shukuu oo la hadlay VOA in ay yihiin xildhibaanadaan kuwa aan lagu soo xulin waddo sax ah ila markaana lasii diyaariyay dhowr bilood ka hor.

Halkaa Ka Dhageyso Codka

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories