HomeWararDhaarinta Xildhibaanadii ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka oo ka socota Kismaayo

Dhaarinta Xildhibaanadii ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka oo ka socota Kismaayo

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Waxaa magaalada Kismaayo ka socota xaflad lagu dhaarinayo xildhibaanadii xalay ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka ee maamulka Jubbaland. Inta badan xildhibaanada lagu dhawaaqay Liiskooda ayaa ku sugan holka lagu dhaarinayo Xildhibaanada marks laga soo tago laba Xildhibaan oo gudigu ay tilmaameen in ay jirto cilad farsamo oo dib u dhigtay. Dhinaca kalana waxaa maanta iyana […]

- Advertisement -

Waxaa magaalada Kismaayo ka socota xaflad lagu dhaarinayo xildhibaanadii xalay ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka ee maamulka Jubbaland.

Inta badan xildhibaanada lagu dhawaaqay Liiskooda ayaa ku sugan holka lagu dhaarinayo Xildhibaanada marks laga soo tago laba Xildhibaan oo gudigu ay tilmaameen in ay jirto cilad farsamo oo dib u dhigtay.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxaa maanta iyana musharaxiinta Jubbaland ay ku dhawaaqeen liiska xildhibaano kale iyada oo xaaladda siyaasadeed ay cirka iskusii shareerayso.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories