HomeWararAkhriso:- Xisbiyada Himilo qaran Wadajir Ilays iyo UPD oo taageero Siyaasadeed u...

Akhriso:- Xisbiyada Himilo qaran Wadajir Ilays iyo UPD oo taageero Siyaasadeed u muujiyay Axmed Madoobe

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Inta badan Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa si isku mid ah waxa ay ugu hambalyeeyeen xildhibaanada baarlamaanka maamulka Jubbaland oo maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo kadib markii lagu dhawaaqay 73 ka mid ah golaha cusub ee baarlamaanka maamulkaas. Qoraallo kala duwan oo ka soo kala baxay xisbiyada Himilo Qaran,Wadajir,Ilays,UPD ayaa looga hadlay arrimaha […]

- Advertisement -

Inta badan Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa si isku mid ah waxa ay ugu hambalyeeyeen xildhibaanada baarlamaanka maamulka Jubbaland oo maanta lagu dhaariyay magaalada Kismaayo kadib markii lagu dhawaaqay 73 ka mid ah golaha cusub ee baarlamaanka maamulkaas.

Qoraallo kala duwan oo ka soo kala baxay xisbiyada Himilo Qaran,Wadajir,Ilays,UPD ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo dhismaha baarlamaankii 2-aad oo uu yeesho maamulkaas.

- Advertisement -

Dhinaca kalana maamulka Puntland ayaa dhankiisa hambalyo u diray xildhibaanada,qoraal ka soo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in ay baarlamaanka hor yaallo waajibaad culus.

Xalay ayaa guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland awaxa ay shaaciyeen xildhibaanada hase’ahaatee waxaa jira dhaliilo ka imaanayay qaar ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulkaas taas oo sababtay in xildhibaano kale lagu dhawaqay in kasta oo maanta la dhaariyay xubnihii xalay ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories