HomeWararAkhriso:- Musharaxiinta Jubbaland oo ku dhawaaqay Xildhibaano cusub

Akhriso:- Musharaxiinta Jubbaland oo ku dhawaaqay Xildhibaano cusub

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska xildhibaano cusub oo ka soo hor jeeda kuwii xalay ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland. Murashaxiintu waxa ay ku dhawaaqeen xildhibaano ka kooban 75-xildhibaan kuwaas oo ay sheegeen in ay yihiin xildhibaanada saxda ah ee maamulkaas waxaana sii kor dhaya khilaafka u […]

- Advertisement -

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa soo saaray Liiska xildhibaano cusub oo ka soo hor jeeda kuwii xalay ay ku dhawaaqeen guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland.

Murashaxiintu waxa ay ku dhawaaqeen xildhibaano ka kooban 75-xildhibaan kuwaas oo ay sheegeen in ay yihiin xildhibaanada saxda ah ee maamulkaas waxaana sii kor dhaya khilaafka u dhaxeeya guddiga doorashooyinka iyo musharaxiinta.

- Advertisement -

Guddiga doorshooyinka ayaa xalay soo saaray liiska xildhibaanada baarlamaanka 2-aad ee Jubbaland kana kooban 75 hase’ahate waxa guddigu sheegay in ay harsanyihiin laba mudane oo sababo farsamo dartood aan loosoo magacaabin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories