HomeCaalamkaMaraykanka oo ciidamo iyo Qalab Milliteri u diray Syria

Maraykanka oo ciidamo iyo Qalab Milliteri u diray Syria

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Marayaknaka ayaa la sheegay inuu sii wado inuu Ciiddan iyo Qalab ku taageero Maleeshiyadda YPG ee ka dagalaanta gudaha dalka Syria, isla markaana gacanta ku haysta dhul ka mid ah Bariga Webiga Furaat ee dalkaasi. Kolonyo Milliteriga Maraykanka leeyihiin ayaa la sheegay inay qalabkaasi ka gudbiyeen Albaabka Semelka ee ku yaalla xuduudka  laga galo ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Marayaknaka ayaa la sheegay inuu sii wado inuu Ciiddan iyo Qalab ku taageero Maleeshiyadda YPG ee ka dagalaanta gudaha dalka Syria, isla markaana gacanta ku haysta dhul ka mid ah Bariga Webiga Furaat ee dalkaasi.

Kolonyo Milliteriga Maraykanka leeyihiin ayaa la sheegay inay qalabkaasi ka gudbiyeen Albaabka Semelka ee ku yaalla xuduudka  laga galo ee uu dalka Iraq la wadaago Syria.

- Advertisement -

Arbacadii la soo dhafaay, Dowladaha Maraykanka iyo Turkiga waxay isku raaceen in Goob Ammaan ah laga sameeyo Waqooyiga Syria iyo in la dhiso Xarun Iskaashi oo ay labada dhinac ka maamulaan Deegaanka Nabadda.

Dhinaca kale,  afar ka tirsan Dagaalamayaasha isku magacaaba Ciiddanka Dimuqraadiyadda Syria ee SDF ayaa lagu dilay qarax ka dhacay Gobalka Al-xasakah ee W/bari Syria.

Milliteriga Maraykanka ayaa waxay taageeraan Maleeshiyadaasi  ka soo jeeda Qowmiyadda kurdishka ee ku xooggan W/bari ee Syria.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts