HomeWararDad shacab ah oo lagu dilay Gobolka Sanaag

Dad shacab ah oo lagu dilay Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceel-Afweyne ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaa in halkaas Maanta uu ka dhacay weerar khasaaro geystay. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in dad shacab ahaa oo ku sugnaa goob kaalin Shidaal ah oo ku taalla Ceel-Afweyn ay rasaas xoogan ku fureen,taasi oo sababtay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceel-Afweyne ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaa in halkaas Maanta uu ka dhacay weerar khasaaro geystay.

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in dad shacab ahaa oo ku sugnaa goob kaalin Shidaal ah oo ku taalla Ceel-Afweyn ay rasaas xoogan ku fureen,taasi oo sababtay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Saddex qof ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen weerarka,halka tirro kalena ay ku dhawaacmeen,kuwaasi oo la dhigay Isbitaalka Gobolka.

Arrintaan Maanta ka dhacday Ceel-Afweyne ee  lagu dilay dadka shacabka ahaa ayaa waxaa loo mareynayaa inay tahay mid aanooyin Qabiil,iyadoo ay xusid mudan tahay in dhawaan  halkaas ay ku dagaalameen labo Maleeshiyo beeleed.

Wararkii ugu dambeeyay ee haatan laga helayo Degmada Ceel-Afweyne ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayan in degmadaas ay ka jiro xiisad dagaal,taasi oo sababtay falkii Maanta ka dhacay deegaanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories