HomeWararWeerar lagu qaaday Misaajid ku yaalla Norway

Weerar lagu qaaday Misaajid ku yaalla Norway

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Booliiska dalka Norway ayaa xiray nin lala xiriirinayo weerarkii Sabtidii lagu qaaday Misaajid ku yaalla magaalada Oslo. Booliiska ayaa waxay sheegeen in nin hubaysan uu rasaas ku furay misaajidka Al-Noor Islamic Centre, oo ku yaalla duleedka magaalada Oslo. Goor dambe ayaa waxaa sidoo kale guriga ninka looga shakisan yahay weerarka laga helay meydka haweenay,sida ay […]

- Advertisement -

Booliiska dalka Norway ayaa xiray nin lala xiriirinayo weerarkii Sabtidii lagu qaaday Misaajid ku yaalla magaalada Oslo.

Booliiska ayaa waxay sheegeen in nin hubaysan uu rasaas ku furay misaajidka Al-Noor Islamic Centre, oo ku yaalla duleedka magaalada Oslo.

- Advertisement -

Goor dambe ayaa waxaa sidoo kale guriga ninka looga shakisan yahay weerarka laga helay meydka haweenay,sida ay booliiska sheegeen.

Haweenaydan oo ay da’deedu tahay 20 jir islamarkana u dhalay dalka Norway sida uu sheegay ku xigeenka booliiska goobta uu falka ka dhacay.

Waxa uu intaa ku daray in ninka ay booliiska xireen imika sidoo kale uga shakisan yahiin in uu dilay qaar ka mid ah eheladiisa.

- Advertisement -

“Waxaan uga shakisanahay in uu dil gaystay,qofka dhintay waxay ehel yihiin ninkii aan hory u xirnay ,” ayuu yiri.

Booliiska Norway ayaa waxay sidoo kale sheegeen in ninka weerarka ku qaaday Misaajidka uu kaligii ku ahaa weerarkan.

Agaasimaha Misaajidka la weeraray ayaa u sheegay saxaafadda maxaliga ah in halka qof ee weerarka ku dhaawacmay uu yahay nin 75 jira ah oo ka mid ahaa jamaacada Misaajidka.

“Mid ka mid ah jameecadeena ayaa waxaa toogtay nin caddaan ah oo xiran koofiyaad iyo dariis,” waxaa sidaasi u sheegay wargayska Budstikka Mr Irfan Mushtaq.

Ninka weerarka gaystay ayaa markii uu misaajidka galay waxaa ka awood batay dadkii ku tukanayay misaajidka ka hor inta aysan booliiska soo gaarin goobta,ayuu intaa ku daray Mr Mushtaq.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories