HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Puntland oo Shacab badan kula dukaday Fagaaro ku yaalla Garoowe

Sawirro:-Madaxweynaha Puntland oo Shacab badan kula dukaday Fagaaro ku yaalla Garoowe

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Maamulka Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Magaalada Garoowe kula dukaday  Salaadda Ciidul Adxaha, Gar ahaan Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sidoo kale la oogey salaadda ciidda. Garoonka Mire Awaare ayaa waxaa ku dukaday Salaadda Ciidda boqolaal shacabka reer Puntland ah oo iskaga kala yimid xaafadaha […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Magaalada Garoowe kula dukaday  Salaadda Ciidul Adxaha, Gar ahaan Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare. Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sidoo kale la oogey salaadda ciidda.

Garoonka Mire Awaare ayaa waxaa ku dukaday Salaadda Ciidda boqolaal shacabka reer Puntland ah oo iskaga kala yimid xaafadaha kala duwan ee Magalada Garoowe ee Caasimadda maamulkaas.

- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa sheegay in uu hambalyo u dirayo dhammaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay adduunka ka joogan gaar ahaan  Shacabka Soomaaliyeed, kuwa reer Puntland waxaan ugu hambalyaynayaa munaasibadda ciidul Adxa fadligeeda oo ah munaasibad ku weyn dadka muslimiinta.  

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories