HomeWararRa'isul-Wasaare Kheyre oo boqolaal Shacab ah kula dukaday Masaajidka Isbahaysiga

Ra’isul-Wasaare Kheyre oo boqolaal Shacab ah kula dukaday Masaajidka Isbahaysiga

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa boqolaal shacab ah waxa uu kula dukaday Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah xubnaha golaha Wasiirada iyo Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ayaa ka mid ahaa dadka Salaadda Ciidda kula dukaday Shacabka Masaajidka Isbahaysiga Islaamka. Boqolaal shacab ah ayaa ku dukaday Masaajidka xili […]

- Advertisement -

Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa boqolaal shacab ah waxa uu kula dukaday Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah xubnaha golaha Wasiirada iyo Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ayaa ka mid ahaa dadka Salaadda Ciidda kula dukaday Shacabka Masaajidka Isbahaysiga Islaamka.

- Advertisement -

Boqolaal shacab ah ayaa ku dukaday Masaajidka xili ay maanta ku beegantahah maalinta koowaad ee Ciiddhl-adxa oo ay u dabaal degayaan muslimiinta caalamka oo shan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories