HomeWararXiisad ka taagan Magaalada Baydhabo kadib dilal ka dhacay

Xiisad ka taagan Magaalada Baydhabo kadib dilal ka dhacay

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Xaaladda magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa maanta kacsan kadib markii shalay ay ka dhaceen dilal kala duwan oo ay geysteen maleeshiyaad hubaysan waxaana dadka la dilay ka mid ahaa ganacsade aad looga yiqiinay deegaanada K/galbeed oo beer uu lahaa lagu dhex toogtay. Shaqaaadii ka dhacday Baydhabo ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 5-qof waxaana […]

- Advertisement -

Xaaladda magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa maanta kacsan kadib markii shalay ay ka dhaceen dilal kala duwan oo ay geysteen maleeshiyaad hubaysan waxaana dadka la dilay ka mid ahaa ganacsade aad looga yiqiinay deegaanada K/galbeed oo beer uu lahaa lagu dhex toogtay.

Shaqaaadii ka dhacday Baydhabo ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 5-qof waxaana dhacdooyinkaas si kulul uga hadlay madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed C/casii Xasan Maxamed Lafagareen oo amray in la soo qabto dadkii ka dambeeyay dilalkaas.

- Advertisement -

Dhinaca kalana dowladda fedraalka Somaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku cadeysay in ay ka xuntahay dagaalada la xiriira aanooyinka qabiil eek a soo cusboonaaday deegaanada Maamulkaas.

Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa lagu soo waramayaa in ay tahay mid kacsan isla markaana la dareemayo xaalad cabsi ah oo ka dhalatay dhacdooyin kala duwan oo shalay ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ee obolka Baay

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories