HomeWararWeriye lagu xiray Magaalada Dhuusa-Mareeb

Weriye lagu xiray Magaalada Dhuusa-Mareeb

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta halkaas lagu xiray mid ka mid ah weriyaasha ka howlgala Magaalada. Ciidamo ku sugan magaalada ayaa la sheegay gelinkii dambe ee maanta in ay xabsiga u taxaabeen Maxamed Cabdi Weli Tooxoow oo wakiil wareed u ahaa Talafashinka Universal iyo […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta halkaas lagu xiray mid ka mid ah weriyaasha ka howlgala Magaalada.

Ciidamo ku sugan magaalada ayaa la sheegay gelinkii dambe ee maanta in ay xabsiga u taxaabeen Maxamed Cabdi Weli Tooxoow oo wakiil wareed u ahaa Talafashinka Universal iyo mid ka mid ah Idacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Ilaa haatan lama oga u jeedada ka dambeysa xaraggiisa hase’ahaatee Suxufiyiinta ka howlvala deegaanada kala duwan ee maamuk gobaleedyada ayaa loo geystaa tacadiyo Kala duwa

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories