HomeWararWefdi uu hogaaminayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu soo laabtay dalka

Wefdi uu hogaaminayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu soo laabtay dalka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo wefdi uu hogaaminayay oo maalmahaan safar shaqo ku joogay dalka Koonfur Africa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa dalka Koonfur Africa waxa uu kaga qeybgalay shirka baarlamaanada Africa oo ka dhacay dalkaas isaga oo intii uu ku sugnaa la kulmay […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo wefdi uu hogaaminayay oo maalmahaan safar shaqo ku joogay dalka Koonfur Africa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa dalka Koonfur Africa waxa uu kaga qeybgalay shirka baarlamaanada Africa oo ka dhacay dalkaas isaga oo intii uu ku sugnaa la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Africa.

- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan golha Shacabka ayaa goroonka ku soo dhaweeyay gudoomiyaha golaha Shacabka isla markana faah-faahin ka bixiyay safarkiisii iyo waxyaabihii u soo qabsoomay intii uu ku sugnaa Koonfur Africa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories