HomeWararWaqooyiga Kuurya oo mar kale tijaabisay Gantaal Balaastik, xilli kuwo kalena la...

Waqooyiga Kuurya oo mar kale tijaabisay Gantaal Balaastik, xilli kuwo kalena la filayo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Gantaalladaasi ayaa la sheegay in lagu tijaabiyey dhanka Badda, sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca ee Koonfurta Kuurya oo indhaha ku haysa Tijaabooyinka Waqooyiga Kuurya. Taliyaha ugu sarreeya Ciiddanka Koonfurta Kuurya waxa uu tilmaamay in Gantaallada ay Waqooyiga Kuurya tijaabiyeen aoo wax ka duqeyn kara masaafo dhan 248 KM, ay ku dhaceen Badda u dhexeysa Gacan-biyoodka […]

- Advertisement -

Gantaalladaasi ayaa la sheegay in lagu tijaabiyey dhanka Badda, sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca ee Koonfurta Kuurya oo indhaha ku haysa Tijaabooyinka Waqooyiga Kuurya.

Taliyaha ugu sarreeya Ciiddanka Koonfurta Kuurya waxa uu tilmaamay in Gantaallada ay Waqooyiga Kuurya tijaabiyeen aoo wax ka duqeyn kara masaafo dhan 248 KM, ay ku dhaceen Badda u dhexeysa Gacan-biyoodka Kuurya iyo dalka Japan.

Tijaabadaasi ayaa waxaa la sameeyey saacado kadib, markii uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump sheegeen inuu Qoraal qurux badan ka helay Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un.

- Advertisement -

Trump waxa uu sheegay inuu Qoraal ka kooban saddex Bog ka helay Kim Jong Un, wuxuuna sheegay inaysan aahayn wax laga walaaco Tijaabadda Gantaalladda ridada gaaban ee ay Waqooyiga Kuurya maalmahn tijaabinayeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories