HomeWararSawirro:- Saraakiisha Booliiska AMISOM iyo kuwa Jubbaland oo kor meeray xarunta lagu...

Sawirro:- Saraakiisha Booliiska AMISOM iyo kuwa Jubbaland oo kor meeray xarunta lagu qabanayo doorashada Maamulkaas

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Saraakiil ka tirsan Booliiska AMISOM kuwa Jubbaland ayaa maanta kor meer ku tegay goobta ay ka dhaceyso doorashada madaxtinimo ee maamulkaas waxaana ay qiimaynayeen sida uu yahay amniga xarunta lagu qabanayo doorashada. ayaa maanta Taliye ku xigeenka AMISOM Boolis ayaa la kulmay Taliska Ciidanka Booliska Jubbaland iyagoo ka wada hadlay sidii l isaga kaashan lahaa […]

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Booliiska AMISOM kuwa Jubbaland ayaa maanta kor meer ku tegay goobta ay ka dhaceyso doorashada madaxtinimo ee maamulkaas waxaana ay qiimaynayeen sida uu yahay amniga xarunta lagu qabanayo doorashada.

ayaa maanta Taliye ku xigeenka AMISOM Boolis ayaa la kulmay Taliska Ciidanka Booliska Jubbaland iyagoo ka wada hadlay sidii l isaga kaashan lahaa sugida nabadgalyada Doorashooyinka Jubbaland waxaa kale oo Sarakiishu ay booqdeen Xarunta ay ka dhacayso Doorashada Madaxweynaha.

- Advertisement -

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska AMISOM Akaninyene Unaan iyo Taliyaha qaybta Gobolka Jubbada Hoose ee Booliska Jubbaland ayaa si wadajir ah u sheegay in ay masuuliyad weyn iska saari doonan sugida nabadgalyada doorashada kahor iyo kadiba isla markana ay soo indha indheeyeen dhamaan goobta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories