HomeWararSawirro:- Jubbaland oo soo bandhigtay Rag ka soo goostay Al-shabaab

Sawirro:- Jubbaland oo soo bandhigtay Rag ka soo goostay Al-shabaab

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciidanka Nabad-sugidda ee maamulka Jubbaland ayaa saakay soo bandhigay laba nin oo dhalinyara ah oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Al-shabaab iyo hubkii ay wateen. Shakhsiyaadkaa oo lagu soo bandhigay xarun ay leeyihiin ciidanka Nabad sugidda ee maamulka Jubbaland ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Cabdi Casiis Maxamed Nuur oo Al-shabaab looga dhex garanayay […]

- Advertisement -

Ciidanka Nabad-sugidda ee maamulka Jubbaland ayaa saakay soo bandhigay laba nin oo dhalinyara ah oo ay sheegeen in ay ka soo goosteen Al-shabaab iyo hubkii ay wateen.

Shakhsiyaadkaa oo lagu soo bandhigay xarun ay leeyihiin ciidanka Nabad sugidda ee maamulka Jubbaland ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Cabdi Casiis Maxamed Nuur oo Al-shabaab looga dhex garanayay Iidle iyo Geeddi Maxamed Cali oo isku dhiibay ciidamada amaanka eek u sugan degmada Af-madow ee gobolka Jubbada hoose.

- Advertisement -

Ciidamada maanka ee Jubbaland ayaa sheegay in labadaan nine ee dhalinyarada ah ay si yaabo kala duwan ay iskugu soo dhiibeen ciidamada maanka isla saakay isla markaana baaritaan lagu sameyn doono madaama ay muddo dheer ay ka mid ahaayeen Al-shabaab.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories