HomeWararSaraakiisha dowladda oo sheegay in ay soo furteen Maxaabiis u xirneed Alshabab

Saraakiisha dowladda oo sheegay in ay soo furteen Maxaabiis u xirneed Alshabab

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ciidamada Milatariga Somalia iyo daraawiishta maamulka Koonfur-galbeed ayaa maanta howlgal waxa ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Baay iyaga oo sheegay in ay ku soo qabteen xubno ka tirsan Al-shabaab. Howlgalkaan oo uuhor kacayay taliyahaqeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Genaral Cabdiraxmaan Tima Cadde aya warbaahinta u sheegay in ay soo furteen maxabiis u […]

- Advertisement -

Ciidamada Milatariga Somalia iyo daraawiishta maamulka Koonfur-galbeed ayaa maanta howlgal waxa ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Baay iyaga oo sheegay in ay ku soo qabteen xubno ka tirsan Al-shabaab.

Howlgalkaan oo uuhor kacayay taliyahaqeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Genaral Cabdiraxmaan Tima Cadde aya warbaahinta u sheegay in ay soo furteen maxabiis u xirneed Al-shabaab.

- Advertisement -

Dhalinyaradaan maxaabiista ah ayuu sheegay Taliyuhu in ay u xirnayeen lacago madax furasho ah oo Al-shabaab ay weeydiisanayeen,dhinaca kalana dhalinyarada ayaa u mahadceliyay ciidamada dowladda.

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa mamulka Koonfur-galbeed ayaa muddooyinkii dambe waxa ay howlgal ka wadeen deegaano ka tirsan gobolada Baay iyo Bakool iyada oo howlgalada qaar Al-shabaab looga saaray deegaano muhiim ah oo ka tirsan Sh/hoose.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories