HomeWararMalaayiin Muslimiin ah oo Maanta taagan Banka Carrafo

Malaayiin Muslimiin ah oo Maanta taagan Banka Carrafo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

In ka badan laba miliyan oo Muslimiin ah ayaa maatan u dhaqaaqay deegaanka Mina oo ugu gutaan mid ka mid ah rukniyada ugu muhiimsan gudashada acmaasha Xajka. Muslimiinta maanta taagan banka carrafo ayaa waxaa ka mid ah kummanaan Soomaali ah oo iskaga kala yimid deegaanada kala duwan ee dalka iyo malaayiin kale oo muslimiin ah […]

- Advertisement -

In ka badan laba miliyan oo Muslimiin ah ayaa maatan u dhaqaaqay deegaanka Mina oo ugu gutaan mid ka mid ah rukniyada ugu muhiimsan gudashada acmaasha Xajka.

Muslimiinta maanta taagan banka carrafo ayaa waxaa ka mid ah kummanaan Soomaali ah oo iskaga kala yimid deegaanada kala duwan ee dalka iyo malaayiin kale oo muslimiin ah iskagana kala yimid dalal ku yaalla caalamka.

- Advertisement -

Sheeikh Cali Nuur Xoogsade oo ka mid ah Culimaa’uudiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlaya ahmiyadda ay leedahay maalintaan iyo waxa looga baahanyahay qofka muslimka ah ee maanta taagan Banka Carrafo waxa ku waajibay.

Halkaan Ka Dhageyso

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories