HomeWararMaamulka gobolka Banaadir oo soo saaray Awaamiir culus

Maamulka gobolka Banaadir oo soo saaray Awaamiir culus

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa maanta kormeer waxa ay ku tagtay Xarunta xoola qalka ee Kawaan bari iyada oo soo indha indhaysay xaaladda kawaanka iyo sida uu ciidda ugu diyaar garoobay. Basma Caamir Jakeeti ayaa kula dar-daarantay shacabka ku nool Magaalada Muqdisho in ay ilaaliyaan bilicda iyo nadaafadda magaalada […]

- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa maanta kormeer waxa ay ku tagtay Xarunta xoola qalka ee Kawaan bari iyada oo soo indha indhaysay xaaladda kawaanka iyo sida uu ciidda ugu diyaar garoobay.

Basma Caamir Jakeeti ayaa kula dar-daarantay shacabka ku nool Magaalada Muqdisho in ay ilaaliyaan bilicda iyo nadaafadda magaalada inta lagu guda jiro maalmaha ciidul-Adxa.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa ay fartay dadka gowracanaya Udxiyada in ay geeyaan goobaha loogu talagalay in lagu gowraco oo ah 6-Kawaan oo loo cayimay si loo ilaaliyo nadaafadda.

Guddomiyaha ayaa dhinaca kale waxa ay sheegtay in cidii lagu arko iyada oo xoolo ku qalayso xaafadaha hortooda iyo Laamiyada in laga qaadayo tallabo sharci ah isla markaana uu ku dhacayo ganaax lacageed siadaas darteed waxa ay uga digtay dadka in ay xoolaha geeyaan Kwaanada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories