HomeWararAskarta Isarel oo toogasho ku dilay Dhallinyaro Falastiiniyiin

Askarta Isarel oo toogasho ku dilay Dhallinyaro Falastiiniyiin

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Milliteriga Israel ayaa la sehegay inay 4 dhallinyaro Falastiiniyiin ah saakayto ku dileen meel ku dhow Xayndaabka Xuduudka ee magaalladda Qasa. Hadal ka soo baxay Milliteriga Israel soo dhigeen Bartooda Twitter-ka waxay ku sheegeen inay dhallinyarada Falastiin oo ku hubeysnaa Qoryo Fudud, Gantaalladda Lidka Taangiyadda iyo Bam-gacmeedyo ay ku soo tuureen Ciiddan ku sugnaa Xuduudka, […]

- Advertisement -

Milliteriga Israel ayaa la sehegay inay 4 dhallinyaro Falastiiniyiin ah saakayto ku dileen meel ku dhow Xayndaabka Xuduudka ee magaalladda Qasa.

Hadal ka soo baxay Milliteriga Israel soo dhigeen Bartooda Twitter-ka waxay ku sheegeen inay dhallinyarada Falastiin oo ku hubeysnaa Qoryo Fudud, Gantaalladda Lidka Taangiyadda iyo Bam-gacmeedyo ay ku soo tuureen Ciiddan ku sugnaa Xuduudka, kadibna ay Ciiddanka toogteen Falastiiniyiinta.

- Advertisement -

Ma jiro wax war oo ka soo baxay Saraakiisha Maamulka Falastiin ee ku sugan Marinka Qasa iyo Kooxaha Mukhaawamadda Falastiin ee u dhow xuduudka ay Toogashadu ka dhacday.

Qasa waxaa maamula Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee XAMAAS, waxayna 3 jeer dagaal la galeen Israel 10-kii sanno ee la soo dhaafay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories