HomeWararAkhriso:- Sababta Puntland u joojisay bixinta Aqoonsiga Nabaddoonada

Akhriso:- Sababta Puntland u joojisay bixinta Aqoonsiga Nabaddoonada

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in la hakiyay  bixinta kaararka aqoonsiga  Nabaddoonada,waxaana wasaaraddu ay sheegtay in ay ku howlantahay Arrintaas Qoraal ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Puntland oo la ogaysiiyay xafsiiska madaxweynaha ayaa dhammaan guddoomiyaasha gobollada iyo degmooyinka Puntland lagu amray in ay […]

- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in la hakiyay  bixinta kaararka aqoonsiga  Nabaddoonada,waxaana wasaaraddu ay sheegtay in ay ku howlantahay Arrintaas

Qoraal ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Puntland oo la ogaysiiyay xafsiiska madaxweynaha ayaa dhammaan guddoomiyaasha gobollada iyo degmooyinka Puntland lagu amray in ay hakiyaan waraaqaha aqoonsiga Nabaddoonimada ilaa iyo amar dambe.

- Advertisement -

Qoraalka waxaa lagu sheegay in wasaaraddu ay dhammaystirayso habraaca waraaqaha aqoonsiga Nabaddoonimada kadibna ay dib ka fasixi doonto bixinta aqoonsiga Nabaddoonimada

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories