HomeWararMD Farmaajo “Cadowgu waxa uu adeegsanayaa qof miskiin ah oo loo naxariisanayo...

MD Farmaajo “Cadowgu waxa uu adeegsanayaa qof miskiin ah oo loo naxariisanayo si ay dhibaato u geystaan”

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlayay munaasabada loogu duceynayay guddoomyihii gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho ayaa sheegay in Alshabaab aya adeegsanayaan xeelado badan si ay u geystaan weeraro. Waxa uu yiri nooma babac dhigi karaan laakiin waxa ay sameynayaan in qof miskiin ah oo aan waxba garanayn loona naxariisanayo  ay ku soo dhex […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlayay munaasabada loogu duceynayay guddoomyihii gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho ayaa sheegay in Alshabaab aya adeegsanayaan xeelado badan si ay u geystaan weeraro.

Waxa uu yiri nooma babac dhigi karaan laakiin waxa ay sameynayaan in qof miskiin ah oo aan waxba garanayn loona naxariisanayo  ay ku soo dhex daraan dadka si ay dhibaato u geystaan kuna dhibaateeyaan hal doorka.

- Advertisement -

Hadalka Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaya xili qoraal ka soo baxay wasaaradda Amniga ay soo bandhigtay natiijo hor dhac ah oo muujinaysa baaritaan qaraxii ka dhacay xarunta dowladda hoose oo lagu cadeeyay in ay fulisay gabadh ka mid aheyd shaqaalaha Gobolka oo Indhoole aheyd.

Halkaan Ka Dhageyso Codka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories