HomeWararKulan loogu duceynayo duqii Muqdisho oo maanta ka dhacaya Muqdisho

Kulan loogu duceynayo duqii Muqdisho oo maanta ka dhacaya Muqdisho

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Waxaa garoonka kubadda cagta ee Banaadir maanta lagu qabanayaa kulan loogu duceynayo allaha u naxariistee guddoomiyihii gobolka Banaadir En. Cabdiraxaan Cusmaan Yariisow. Kulankaan waxaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan madaxweynaha jamhuuriyadda fedraalka Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo boqolaal shacab ah oo iskaga Kala imaanaya qeybaha kala duwan ee magaalada Muqdisho. Waxaa lagu wareejiyay […]

- Advertisement -

Waxaa garoonka kubadda cagta ee Banaadir maanta lagu qabanayaa kulan loogu duceynayo allaha u naxariistee guddoomiyihii gobolka Banaadir En. Cabdiraxaan Cusmaan Yariisow.

Kulankaan waxaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan madaxweynaha jamhuuriyadda fedraalka Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo boqolaal shacab ah oo iskaga Kala imaanaya qeybaha kala duwan ee magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Waxaa lagu wareejiyay gatoonka sawiraxa duqii Muqdisho kuwaas oo lagu muujinayay in kulanku yahay duco.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories