HomeWararDEG DEG:- Ganacsade goor dhow lagu dilay Magaalada Baydhabo

DEG DEG:- Ganacsade goor dhow lagu dilay Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in ay goor dhow magaalada Baydhabo ku dileen ruux ganacsade ahaa si weyna looga uiqiinay Baydhabo. Allaha u naxariistee Marxuum Cali Aadan Marguus oo ka mid ahaa ganacsataxa caanka ah ee Magaalada Baydhabo ayaay ku toogteen koox hubeysan beer uu ku lahaa duleedka Magaalada. Kooxihii dilka geystag ayaa durbadiiba […]

- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in ay goor dhow magaalada Baydhabo ku dileen ruux ganacsade ahaa si weyna looga uiqiinay Baydhabo.

Allaha u naxariistee Marxuum Cali Aadan Marguus oo ka mid ahaa ganacsataxa caanka ah ee Magaalada Baydhabo ayaay ku toogteen koox hubeysan beer uu ku lahaa duleedka Magaalada.

- Advertisement -

Kooxihii dilka geystag ayaa durbadiiba goobta ka baxsaday iyada oo goobta gaareen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo meydka marxuumka goobta ka soo qaaday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories