HomeWararDad ku dhaawacmay shil ka dhacay Degmadda Mandera ee W/bari Kenya

Dad ku dhaawacmay shil ka dhacay Degmadda Mandera ee W/bari Kenya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ugu yaraan 20-qof ayaa la dhigay Isbitaalka Mandera, kadib, markii ay dhaawacyo ka soo gaareen baskii ay la socdeen oo ku qalibmay Deegaanka Hareri ee duleedka Degmadaas Inta badan dadka dhaawacmay waxaa soo gaaray dhaawacyo jabajab u badan, sida uu sheegay Xoghayaha Degmadda Mandera, C/raxmaan Maalim Xuseen Ugu yaraan 2 qof oo ka mid ah rakaabka dhaawacmay […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 20-qof ayaa la dhigay Isbitaalka Mandera, kadib, markii ay dhaawacyo ka soo gaareen baskii ay la socdeen oo ku qalibmay Deegaanka Hareri ee duleedka Degmadaas

Inta badan dadka dhaawacmay waxaa soo gaaray dhaawacyo jabajab u badan, sida uu sheegay Xoghayaha Degmadda Mandera, C/raxmaan Maalim Xuseen

- Advertisement -

Ugu yaraan 2 qof oo ka mid ah rakaabka dhaawacmay ayaa la sheegay in laga jaray gacmaha, kadib, markii uu jajajb xooggan ka soo gaaray gaariga ku qalibmay waddada isku xirta Mandera iyo Raxmu.

Dhinaca kale, inta badan dadkii ku dhaawacmay shilkaasi oo la hadlay Saxaafadda iyagoo dul saaran sarriiraha Isbitaalka waxay ku eedeeyeen Dareewalka inuu si xawli ah u kaxeynayey Baska, taasi oo sababtay inuu gaariga qalibmo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories