HomeWararAkhriso:-Wasaaradda Arrimaha gudaha oo war ka soo saartay doorashada Jubbaland

Akhriso:-Wasaaradda Arrimaha gudaha oo war ka soo saartay doorashada Jubbaland

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Wasaaradda Arrimaha gudaha xukuumadda edraalka Somalia ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hadashay howlaha doorashooyinka ee maamulka Jubbaland iyada oo sheegtay in ay jiraan xabasho ka imaanaysa Musharaxiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu cadeeyay in ay si joogta ah ula socoto arrimaha doorashooyinka oo masuuliyadi ka saarantahay waxaase ay sheegtay […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha gudaha xukuumadda edraalka Somalia ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kaga hadashay howlaha doorashooyinka ee maamulka Jubbaland iyada oo sheegtay in ay jiraan xabasho ka imaanaysa Musharaxiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu cadeeyay in ay si joogta ah ula socoto arrimaha doorashooyinka oo masuuliyadi ka saarantahay waxaase ay sheegtay wasaaraddu in cabashada ugu badan ay tahay hanaanka loo soo xulay idayaasha iyo cabasho dhinaca musharaxiinta oo aan indhaha laga qabsan karin.

- Advertisement -

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories