HomeWararSawirro:-Qiimayn lagu sameeyay amniga xarunta lagu qabanayo doorashada Jubbaland

Sawirro:-Qiimayn lagu sameeyay amniga xarunta lagu qabanayo doorashada Jubbaland

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Taliyaasha  Ciidanka Booliska maamulka  Jubbaland iyo kan AMISOM ayaa maanta kormeer ku tegay hoolka loogu talagalay in ay ka dhacdo doorashada madaxtinimo ee maamulkaas. Col.Maxamed Naasir  oo uu wehlinayay iyo taliyaha Booliiska Amisom qeybta Jubbaland ayaa Maanta soo indha-indheeyay xaaladda amni ee goobta loo cayimay in ay ka dhacdo doorashada iyo sida masuuliyaddooda uga gudan […]

- Advertisement -

Taliyaasha  Ciidanka Booliska maamulka  Jubbaland iyo kan AMISOM ayaa maanta kormeer ku tegay hoolka loogu talagalay in ay ka dhacdo doorashada madaxtinimo ee maamulkaas.

Col.Maxamed Naasir  oo uu wehlinayay iyo taliyaha Booliiska Amisom qeybta Jubbaland ayaa Maanta soo indha-indheeyay xaaladda amni ee goobta loo cayimay in ay ka dhacdo doorashada iyo sida masuuliyaddooda uga gudan lahaayeen talisyadaan.

- Advertisement -

Xarunta lagu qabanayo doorashadu waxa  ayaa ku taalla kasoo horjeedka xarunta Baarlamaanka maamulka Jubbaland Ex-Caymiska ee Magalada Kismaayo

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories