HomeWararKumaandooska Somalia oo ka hadlay dagaal ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka...

Kumaandooska Somalia oo ka hadlay dagaal ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed,gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa ka hadlay khasaaraha  ka dhashay dagaal xalay degmada Awdheegle ku dhex mararay ciidanka Danab iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab kadib markii ay isku dayeen in ay gudaha u galeen Awdheegle. Qoraal lagu daabaca wakaaladda ku hadasha afka dowladda ee Sonna ayaa lagu yiri  ”Saraakiisha hogaaminaysa howlgalkaasi ayaa […]

- Advertisement -

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed,gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa ka hadlay khasaaraha  ka dhashay dagaal xalay degmada Awdheegle ku dhex mararay ciidanka Danab iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab kadib markii ay isku dayeen in ay gudaha u galeen Awdheegle.

Qoraal lagu daabaca wakaaladda ku hadasha afka dowladda ee Sonna ayaa lagu yiri  ”Saraakiisha hogaaminaysa howlgalkaasi ayaa SONNA u xaqiijiyay in ay ka dileen koxda Shabaab ilaa 4 qof halka 5 kalena laga dhaawacay,kuwaasi oo isku dayay weerar in ay soo qaadaan,balse ay fashiliyeen ciidanka Kumaandooska Soomaaliya.

- Advertisement -

Ciidamada dowladda ayaa maalmihiila soo dhaafay howlgal ka sameynayay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose kadib markii ay iskaga baxeen Al-shabaab oo muddo ka arriminayay.

Saraakiisha ciidamada ayaa tilmaamay in ay gacanta ku dhigeen deegaano hor leh oo hoos taga degmada Awdheegle waxaana ay intaas ku sii dareen in uu sii socon doono howlgalkaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories