HomeWararIsbitaal ku yaalla dalka Holland oo la go’doomiyey

Isbitaal ku yaalla dalka Holland oo la go’doomiyey

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Shaqaalaha Hay’adda Adeegga Gurmadka ee dalkaasi ayaa sheegtay in la go’doomiyey ama la Karantiilay Isbitaal ku yaalla magaalladda dekedda leh ee Rotetrdam, kadib, markii la soo weriyey qeylo-dhaan ku aadan Bukaan la xanuusan Cuddurka Ebola la dhigay Isbitaalka. Qoraal ay Hay’addu Waaberigii hore ee saaakayto oo Khamiis ah sio odhigeen Bratooda Twitter-ka ayey ku sheegeen in  Bukaan […]

- Advertisement -

Shaqaalaha Hay’adda Adeegga Gurmadka ee dalkaasi ayaa sheegtay in la go’doomiyey ama la Karantiilay Isbitaal ku yaalla magaalladda dekedda leh ee Rotetrdam, kadib, markii la soo weriyey qeylo-dhaan ku aadan Bukaan la xanuusan Cuddurka Ebola la dhigay Isbitaalka.

Qoraal ay Hay’addu Waaberigii hore ee saaakayto oo Khamiis ah sio odhigeen Bratooda Twitter-ka ayey ku sheegeen in  Bukaan xalay soo galay Isbitaalka lagu magacaabo The Masstad Hospital looga shakiyey inuu qabo Cuddurka Ebolo, balse, la xaqiijiyey inuusan Ebola ahayn.

- Advertisement -

Hay’adda waxay sheegtay inuu warkaasi ahaa mid been abuur ahaa, iyadoo sawiro laga so oqaaday Ibsitaalka ka muuqdeen in Albaabka laga soo galo Isbitaalka lagu xiray xarig leh calaamadaha casaanka iyo caddaanka, isla markaana dadka laga mamnuucay inuu Isbitaalka soo galaan.

Cuddurka Ebola oo ah Cuddur loo geeriyoodo waxa uu ka dillaacay dalka Kongada dimuqraadiga, iyadoo ay in ka badan 1,800 oo qof ku geeriyootay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories