HomeWararHaweeney isku qarxin laheyd Saldhiga Baardheere oo la toogtay

Haweeney isku qarxin laheyd Saldhiga Baardheere oo la toogtay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Sida ay sheegayaan wararka Idaacda dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa toogasho lagu dilay Haweeneey qorsheyneysay in ay isku qarxiso saldhigga degmada. Saraakiil ka tirsan Milatariga ayaa warbaahinta u sheegay in Haweeneydaan oo wadatay gaari Caasi ah ay qorsheeynaysay weerar ismiidaamin ah oo lagu qaado Saldhigga degmada Baardheere […]

- Advertisement -

Sida ay sheegayaan wararka Idaacda dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa toogasho lagu dilay Haweeneey qorsheyneysay in ay isku qarxiso saldhigga degmada.

Saraakiil ka tirsan Milatariga ayaa warbaahinta u sheegay in Haweeneydaan oo wadatay gaari Caasi ah ay qorsheeynaysay weerar ismiidaamin ah oo lagu qaado Saldhigga degmada Baardheere isla markaana ay ciidamadu ka hor tageen.

- Advertisement -

Gaariga ayaa la sheegay in markii hore uu Bambo ku tuuray Koontorool lagu baaro gaadiidka oo ay joogeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda waxaana dhaawac ka soo gaaray 2-askari.

Dhinaca kalana Gaariga ayaa la sheegay in markii hore ay ka war hayeen laamaha amaanka kana yimid dhinaca magaalada Baydhabo sida ay saraakiishu sheegeen.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories