HomeMaqalDhageyso:- Taliska Booliiska Beledweyne oo ka cabanaya gaadiid La’aan

Dhageyso:- Taliska Booliiska Beledweyne oo ka cabanaya gaadiid La’aan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Taliyaha Booliiska magalada Beledweyne oo suxufiyiinta kula hadlay saldhigga magaalada ayaa shaaca ka qaaday in ay heysato baahi dhinaca gaadiidka ah waxaana ay baaq u direen dowladda fedraalka Somalia. Isaga oo ka hadlayay dhinaca amaanka ayuu sheegay in dhibaatada ugu badan ay la kulmaan marka ay dhacaan arrimo liddi ku ah amniga kolkaas oo uu […]

- Advertisement -

Taliyaha Booliiska magalada Beledweyne oo suxufiyiinta kula hadlay saldhigga magaalada ayaa shaaca ka qaaday in ay heysato baahi dhinaca gaadiidka ah waxaana ay baaq u direen dowladda fedraalka Somalia.

Isaga oo ka hadlayay dhinaca amaanka ayuu sheegay in dhibaatada ugu badan ay la kulmaan marka ay dhacaan arrimo liddi ku ah amniga kolkaas oo uu tilmaamay in aysan heysan gaadiid ay  ku soo qabtaan dadka dembiilayaasha ah.

- Advertisement -

Taliyaha booliiska magaalada Beledweyne ayaa tilmaamay in maamulka Hirshabelle iyo kan gobolka Hiiiraan ay horay u balan qaadeen in ay gaadiid siinayaan taliska booliiska ee magaalada Beledweyne.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories