HomeWararXisbiyada Siyaasad ee dalka oo dowladaha deriska ah uga digay faragelinta Doorashada...

Xisbiyada Siyaasad ee dalka oo dowladaha deriska ah uga digay faragelinta Doorashada Jubbaland

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Qaar kamid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa war ka soo saaray Doorashooyinka la filayo inay dhawaan ka dhacaan Magaalada Kismaayo. War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Xisbiyada kala ah Himilo Qaran, UPD, Wadajir, Ilays, Xisbiga Nabadda ayaa waxaa ay dowladaha deriska qaarkood uga digeen faragelinta ay ku hayaan arrimaha doorashooyinka […]

- Advertisement -

Qaar kamid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa war ka soo saaray Doorashooyinka la filayo inay dhawaan ka dhacaan Magaalada Kismaayo.

War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Xisbiyada kala ah Himilo Qaran, UPD, Wadajir, Ilays, Xisbiga Nabadda ayaa waxaa ay dowladaha deriska qaarkood uga digeen faragelinta ay ku hayaan arrimaha doorashooyinka dowlad Goboleedyada dalka,isla markaana waxaa ay ugu baaqeen inay ka fogaadaan oo aanay dhicin mid la mid ah wixii ka dhacay Baydhabo sanadkii hore.

- Advertisement -

Sidoo kale Warka ay soo saareen xisbiyada ayaa waxaa ku sheegeen inay walaac xoogan ka qabaan faragelinta dowladda Federaalka ay ku heyso geedi socodka howlaha Doorashooyinka Jubbaland,iyagoona Madaxda dowladda ugu baaqay inay ka dambeeyaan laamaha amniga Jubbaland.

Ugu dambeyntii Xisbiyada kala ah Himilo Qaran, UPD, Wadajir, Ilays, Xisbiga Nabadda ayaa shacabka Jubbaland ugu baaqay inay ka foojignaadan meelaha uga soo wada jeestaan wixii dhaawacaya kalsoonida dhexdooda ah midnimadoodana kala dhantaalaan.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ay soo saareen Xisbiyada dalka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories