HomeWararSawirro:-Beelo ku dagaalamay duleedka Warsheekh oo la heshiisiiyay

Sawirro:-Beelo ku dagaalamay duleedka Warsheekh oo la heshiisiiyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Maamulka Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in xal laga gaaro Khilaaf u dhaxeeyay laba Beelood oo walaala ah,kuwaasi oo ku dagaalamayay deegaano hoos yimaada Degmada Warsheekh. Gogosha lagu heshiisiinaayay Labadaan Beelood ayaa waxaa soo diyaariyay Maamulka Warsheekh ee uu horkacayo Guddoomiye Axmed Xuseen Axmed (Shiidka), Waxaana ka soo qeyb galay Xildhibaan […]

- Advertisement -

Maamulka Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in xal laga gaaro Khilaaf u dhaxeeyay laba Beelood oo walaala ah,kuwaasi oo ku dagaalamayay deegaano hoos yimaada Degmada Warsheekh.

Gogosha lagu heshiisiinaayay Labadaan Beelood ayaa waxaa soo diyaariyay Maamulka Warsheekh ee uu horkacayo Guddoomiye Axmed Xuseen Axmed (Shiidka), Waxaana ka soo qeyb galay Xildhibaan Maxamuud Xuseen Mooge iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan.

- Advertisement -

Labadaan beelood ayaa ku hesiiyay Qodobadaan.

  1. In lajoojiyo Xabada lana kala qaado Ciidamada.
  2. In 19/8/2019 leysugu yimaado Tuulada Shiikhyaale taasoo Go’aan looga gaari doono Dhulki khilaafka ka dhashay.

Ugu dambeyntii waxaa la magacaabay Guddi labada dhinac ah oo ka shaqeyndoona Fulinta Heshiiskaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories