HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Haween isku qarxiyey Nigeria

Dad ku geeriyooday Haween isku qarxiyey Nigeria

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Labo Haween oo ka tirsan Kooxda Boko Haram ayaa la sheegay inay isku qarxiyeen Degmadda Mafa ee W/bari ee dalkaasi, halkaasi oo ay 3 qof oo rayid ah ku geeriyootay, 8 kalena ku dhaawacmeen. Shaqaalaha Gurmadka ayaa sheegay inay Labadaas haween isku qarxiyeen dad ku sugnaa Degmadda Mafa oo 50 KM u jirta Caasimadda Gobalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labo Haween oo ka tirsan Kooxda Boko Haram ayaa la sheegay inay isku qarxiyeen Degmadda Mafa ee W/bari ee dalkaasi, halkaasi oo ay 3 qof oo rayid ah ku geeriyootay, 8 kalena ku dhaawacmeen.

Shaqaalaha Gurmadka ayaa sheegay inay Labadaas haween isku qarxiyeen dad ku sugnaa Degmadda Mafa oo 50 KM u jirta Caasimadda Gobalka Borno ee Mayduguri.

- Advertisement -

Haweenkaasi ayaa la sheegay inay  isku soo dhex qariyeen koox Haweenka Deegaanka oo  ku soo laabtay Degmadda.

Afhayeenka Deegaanka, Adaamu Maxamed waxa uu sheegay inay Haweenekaasi weerarka la beegsadeen goob ay dad badan joogeen.

Weerarkii ugu dambeeyey ee ka dhaca dalkaasi waxa uu dhacay bishii June ee sannadkan, iyadoo ugu yaraan 30-qof lagu dilay  Saddex Is-qarxin oo ka dhacday goob lagu daawanayey Ciyaar Kubbadda Cagta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts