HomeWararSoomaaliya oo ka qeyb galeysa Shir Maanta ka furmaya Koonfur Afrika

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shir Maanta ka furmaya Koonfur Afrika

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika ayaa Maanta waxaa lagu wadaa inuu ka furmyo Shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanada Afrika,kaasi oo looga hadli doono Arrimo kala duwan. Shirkan ayaa waxaa dowladda uga qeyb galaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Koonfur Afrika. Inta uu […]

- Advertisement -

Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika ayaa Maanta waxaa lagu wadaa inuu ka furmyo Shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanada Afrika,kaasi oo looga hadli doono Arrimo kala duwan.

Shirkan ayaa waxaa dowladda uga qeyb galaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Koonfur Afrika.

- Advertisement -

Inta uu socdo Shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanada Afrika ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa arrimaha Qaxootiga Afrika,isla markaana waxaa lagu wadaa in Maanta Berri ah la soo gabagabeeyo Shirkaas.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa la filayaa inta uu ku sugan yahay dalka Koonfur Afrika inuu kulan uu la qaato Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaas kunool.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories