HomeWararSawirro:-Dab ka kacay xarun Ganacsi oo ku taalla Kismaayo

Sawirro:-Dab ka kacay xarun Ganacsi oo ku taalla Kismaayo

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay sheegayan in saakay Xarun ganacsi oo ku taalla halkaas uu dab ka kacay. Dabka ayaa markii horey ka bilowday Xarun ganacsi oo ku taalla Isgoyska Aargo ee bartamaha Magaalada Kismaayo,kaasi oo la sheegay inuu ahaa mid xoogan. Sidoo […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay sheegayan in saakay Xarun ganacsi oo ku taalla halkaas uu dab ka kacay.

Dabka ayaa markii horey ka bilowday Xarun ganacsi oo ku taalla Isgoyska Aargo ee bartamaha Magaalada Kismaayo,kaasi oo la sheegay inuu ahaa mid xoogan.

- Advertisement -

Sidoo kale Goobta uu dabka ka kacay ayaa waxaa soo gaaray gaadiidka gurmadka deg deg ah ee Dab-demiska maamulka Jubbaland,kuwaasi muddo kooban ku guuleystay inay demiyaan dabka oo aan gaarin goobihii kale ee ganacsi.

Dabkaas ayaa waxaa uu ka dhashay Koranto ku jirtay goobta ganacsi,mana jiro wax Khasaaro nafeed ah uu geystay,hayeeshee waxaa jira oo kaliya mid hantiyadeed oo soo gaaray goobta ganacsi ee uu dabka ka kacay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories