HomeWararMunaasabad Sagootin ah oo loo sameeyay U Qeybsanaha Ciidanka Turkiga ee...

Munaasabad Sagootin ah oo loo sameeyay U Qeybsanaha Ciidanka Turkiga ee Somalia

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ahna Taliye ku-xiggeenka XDS Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed, Safiirka Ku-xiggeenka Dawladda Turkiga ee Soomaaliya iyo Saraakiil kale ayaa maanta ka qeyb galay Munasabadaan oo lagu sagootinayey u Qeybsanaha Ciidanka Milaratiga Turkiga ee Soomaaliya. U Qeybsanaha Ciidanka Xoogga Turkiga ee Soomaaliya oo Muddo Xileedkiisa shaqo uu dhammaaday ayaa sheegay in […]

- Advertisement -

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ahna Taliye ku-xiggeenka XDS Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed, Safiirka Ku-xiggeenka Dawladda Turkiga ee Soomaaliya iyo Saraakiil kale ayaa maanta ka qeyb galay Munasabadaan oo lagu sagootinayey u Qeybsanaha Ciidanka Milaratiga Turkiga ee Soomaaliya.

U Qeybsanaha Ciidanka Xoogga Turkiga ee Soomaaliya oo Muddo Xileedkiisa shaqo uu dhammaaday ayaa sheegay in Soomaaliya muddadii uu joogay ay aad ula shaqeeyeen Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka, waxaana uu uga mahad celiyey wada-shaqeyntii dhex martay intii dalka uu joogay.

- Advertisement -

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ahna Taliye ku-xiggeenka XDS Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed, ayaa uga mahadceliyey u Qeybsanaha Ciidanka Xoogga Turkiga ee Soomaaliya wada-shaqeyntii uu lalahaa Taliska XDS, ayna ku faraxsan yahay in maanta ay ku saggootiyaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories