HomeWararHowlgal dad lagu qabtay oo laga sameeyay duleedka Muqdisho

Howlgal dad lagu qabtay oo laga sameeyay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay howlgalo ka sameeyeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa howlgalka inta badan ka sameeyay Xaafado ku yaalla Ceelasha Biyaha,waxaana ay kusoo qabteen dad u badan dhalinyaro,kuwaasi oo looga shakiyay falal amniga darro. Dadka deegaanka ayaa sheegay in Ciidamada dadkii ay howlgalka […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxaa ay howlgalo ka sameeyeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Ciidamada ayaa howlgalka inta badan ka sameeyay Xaafado ku yaalla Ceelasha Biyaha,waxaana ay kusoo qabteen dad u badan dhalinyaro,kuwaasi oo looga shakiyay falal amniga darro.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Ciidamada dadkii ay howlgalka ku qabteen ay isugu geeyeen goob barxad ah,isla markaana weydiinayay su’aallo la xiriira dhan ah amniga.

Sidoo kale Ciidamada oo isku shaandhayn ku sameeyay dadkaasi, ayaa intooda badan dib u sii daayay,halka kuwo kalena ay wateen sida dadka deegaanka ay tilmaameen.

Howlgalkii xalay laga sameeyay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ahaa mid lagu xaqiijinayo amniga ka jira halkaas,waxaana uu kusoo aadayaa xili habeen horey Saldhig Ciidamada dowladda ku leeyihiin Tuulada Arbacow lagu soo qaaday weerar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories