HomeWararDhageyso:- Howlgal ka socda degmada Awdheegle oo laga saaray Alshabaab

Dhageyso:- Howlgal ka socda degmada Awdheegle oo laga saaray Alshabaab

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Howlgal ballaaran oo ay sameeyeen ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Al-Shabaab uga qabsaday degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose,halkaasi oo ay in mudda ah maamulayeen. Ciidamada ayaa haatan howlgal ballaaran oo baaritaan amni xaqiijin ah ka wada gudaha degmadaasi iyo nawaaxigeeda,sida uu Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay G/sare Odawaa Yuusuf Raage taliyaah ciidanka […]

- Advertisement -

Howlgal ballaaran oo ay sameeyeen ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Al-Shabaab uga qabsaday degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose,halkaasi oo ay in mudda ah maamulayeen.

Ciidamada ayaa haatan howlgal ballaaran oo baaritaan amni xaqiijin ah ka wada gudaha degmadaasi iyo nawaaxigeeda,sida uu Wakaaladda SONNA u xaqiijiyay G/sare Odawaa Yuusuf Raage taliyaah ciidanka lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa si faah faahsan nuga hadlay howlgalkaas.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories