HomeWararDEG DEG:-Ciidamada dowladda oo la wareegay Degmada Awdheegle

DEG DEG:-Ciidamada dowladda oo la wareegay Degmada Awdheegle

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka naga soo gaaraya Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas ay la wareegeen Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Danab. Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay  in Ciidamada dowladda haatan ay si buuxda ula wareegeen gacanta ku heynta Degmada Awdheegle […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas ay la wareegeen Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Danab.

Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay  in Ciidamada dowladda haatan ay si buuxda ula wareegeen gacanta ku heynta Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaasi waxaa ku darayaan in dagaalamayaasha Al-shabaab ay gebi ahaan isaga baxeen barqanimadii Maanta degmada Awdheegle,halkaas oo in muddo ah ay ku sugnaayeen.

Sidoo kale waxaa la sheegay in wax dagaal ah uusan ka dhicin gudaha degmadaas,hayeeshee ay isaga baxeen Al-shabaabkii ku sugnaa.

La soco wixii kusoo kordha Insha Allaah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories